XARUNTA DHAQANKA

Ogow qorshayaashayada saddexda sano ee soo socota

MUUQAALKA IYO MUUQAALKA

MUUQAALKA IYO MUUQAALKA

Anaga oo la shaqeyneyna istiraatiijiyadeena derisnimo waxaan si toos ah ulahadalnay in kabadan 100 qof oo daganeyaal ah kuwaas oo noo sheegay waxa ay rabaan kooxda Lancaster West Neighborhood inay qabtaan, iyo sida ay ayaga noo doonayaan.

Dadka deegaanka ayaa noo sheegay in saddexda sano ee soo socota shaqadeena ay tahay in aan diirada saarno seddex mowduuc:

  • Dhageyso oo ficil oo gaarsiiso adeegga macaamiisha heer sare ah
  • Dayactir iyo dib u hagaajin guri kasta  
  • U abuur fursado bulshada oo dhan