Waxaan halkaan u joognaa inaan caawinno inta lagu gudajiro waqtigan waxaanan sii wadi doonnaa inaan ku bixinno adeegyo muhiim ah Xarunta Lancaster West Estate. Booqo boggayaga 'Wararkii ugu Danbeeyay' si aad u hesho macluumaad iyo cusboonaysiin ku saabsan sida aan uga jawaabeyno COVID-19. Haddii aad ka walwalsan tahay qof jilicsan ama deggan da'da weyn ee dhismaha, fadlan naga soo wac 08000 389 2005