Su'aalaha Inta Badan La Isweydiiyo

Su'aalaha Inta Badan La Isweydiiyo

Kooxda Lancaster West Neighborhood waxay soo ururiyeen su'aalaha inta badan la weydiiyo dadka degani ee ku saabsan dib u habeynta guud ee estate-ka. Haddii su'aashaada aan laga jawaabin boggaga hoose fadlan nagala soo xidhiidh email ahaan lancasterwestoffice@rbkc.gov.uk ama wac 0800 389 2005 .