Istaraatiijiyada Horumarinta Bulshada

Dulucda

Musiibadii Grenfell Tower ee Waqooyiga Kensington 14kii Juunyo 2017, waxay ahayd masiibo aan horay loo arag taasoo sababtay dhimashada 72 qof. Dadka deggan Lancaster West Estate (LWE) iyo bulsho weynta waxay la kulmeen khasaare nafeed oo la taaban karo, murugo, barakac iyo dhaawac.
Kooxda Lancaster West Neighborhood Team (LWNT) waxaa loo sameeyay in ay bixiyaan adeegyo xaafadeed oo tayo sare leh oo ay abuuraan qaab dhismeed qarniga 21aad anagoo dhageysanayna dadka deegaanka, dayactirka iyo dib u habeynta guri kasta, iyo abuurista fursado bulshada oo dhan ah.
Caqabadayada sii socota waa in aan dib u soo celino oo aan ilaalino kalsoonida, bixinta adeegga maaraynta guryeynta oo buuxinaya baahiyaha gaarka ah iyo kuwa kala duwan ee bulshadan, iyo bixinta ballan-qaadka ah in la abuuro hanti lagu daydo qarniga 21-aad.
Daawo Qorshaha Horumarinta Bulshada