Soo deji WeAreW11 Qalabkaaga Mobilka

Soo deji abka xaafadaada

Soo dejiso barnaamijkayaga WeAreW11 ee Google Playstore ama Apple App Store si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee dib-u-habaynta, si aad si fudud uga warbixiso dayactirka, nagula sheekayso si toos ah ama aad u bixiso kiradaada. WeAreW11 waxaa si gaar ah loogu talagalay dadka deggan Lancaster West iyo Bramley House, abkani waa habka aad ugu xidhnaan lahayd dhammaan W11.

Google Play Store Apple App Store