Aqoon isweydaarsiga mudnaanta iyo dhacdooyinka kaqaybgalka ayaa waxaa marti galiyay Hogaaminta Kaqeybgalka Deganaanshaha inta u dhaxaysa Xagaaga 2019 –Sepring 2020, oo ku saleysan isugeyn. Ujeedada aqoon isweydaarsiga ayaa ahayd in la fahmo ahmiyada ay leedahay hagaajinta dhisme kasta, iyadoo lagu saleynayo miisaaniyadda jirta.
Aqoon-isweydaarsigan waxaan sidoo kale fursad u siineynaa dadka deegaanka inay si wada jir ah u kulmaan si ay uga wada hadlaan waxa miisaaniyadda dib-u-hagaajinta ay tahay in lagu maalgeliyo.